Donald Trump oo musharax u ah xisbiga jamhuuriga ayaa helay codad ku filan.
Mr Trump ayaa sheegay inay xushmad u tahay guushan uu gaaray.
Xisaab ahaayn sida la sheegay Donald Trump waxuu haystaa tiro ku filan
taasoo ka dhigan inuu noqday musharaxa xisbiga jamhuuriga
Balse waxaa hadalo cambaarayn ah ku tuurtay Hillary Clinton
Miss Hillary waxay sheegtay in Trump uusan u qalmin madaxweynenimo


