Argentina ayaa xalay khasaaro 3-0 waxay ka soo gaartay Brazil iyagoo haatan qarka u saaran in ay ku guuldareystaan usoo baxista koobka adduunka 2018 lagu qabtay Russia.
kabtanka, Lionel Messi, ayaa ku guuldareystay inuu xulkiisa wax uqabto kadib markii uu kasoo laabtay go’aankii uu kaga fariistay ciyaaraha caalamiga ah.
lakiin adduunyada oo dhan ayaa hadda si weyn kaga argagaxsan shabado layaab leh oo lagu arkay lugta bidix ee Messi.
Dr Will Kirby ayaa qaba in dhibaatooyin caafimaad uu wajihi karo Messi marka la eego qatarta ay jirkiisa ku tahay shabada uu saaray .


