DHAGEYSO+SAWIRRO: Boqolaal Shacab ah oo u damaashaad tagay degaanka Daarul salaam

Boqolaal ka mid ah Shacabka Soomaaliyeed ee kunool ee Magaalada Muqdisho ayaa maanta u damaashaad tagay degaanka Daarul Salaam duleedka Magaalada Muqdisho.

Sawirqaade: Cali Xasan Cali