DHAGEYSO:Dowladda Soomaaliya oo Qeylo Dhaan ka Muujisey Kaluumeysiga Sharci Darada ah.

Raysal wasaare ku xigeenka Dalka Maxamed Cumar Carte ayaa shegay  in dhibaato xoogan lagu qawo kalumeysiga dharci darada ah ee laga sameynayo xeynaba Soomaaliya  iyo suntan lagu shubaayo Biyaha Soomaaliya

Sidoo kale Maxamed Cumar Carte ayaa sheegay in Kheyraad badan laga guranaayo Biyaha Soomaaliya iyo maraakiibta shisheeye oo ku sugan Biyaha Soomaaliya oo sheegay in dhibaato ay ku hayaan kheyradka Soomaaliya.

Xeybaha Soomaaliya ayaa inta badana waxa la sheegay in ay ka jiraan kaluumeysi sharci daro ah iyo in Biyaha Soomaaliya lagu aaso waax yaabo sumeysan inkastoo Dowladda Soomaaliya ay sheegtay in ay wado qorsho ku aadan ka hortaga Dhibaatooyinka.