DHAGEYSO Wareysi Xildhibaan Saciid Maxamed Cali”Sharciga xanaanada Xoolaha muhiimad wayn ayuu u leeyahay dalka”

Gudoomiyaha guddiga xanaanada Xoolaha Saciid Maxamed Cali ahna xidhibaan ka tirsan baarlamaanka Soomaaliya oo waraysi siiyay idaacadda Risaala ayaa waxaa uu ka warbixiyay sharciga xanaanada xoolaha oo aqrintiisa koowaad iyo kiisa labaadba maray.

Sidoo kale xildhibaan Saciid Maxamed Cali ayaa waxaa uu tilmaamay in sharciga xanaanada Xoolaha muhiimad wayn uu u leeyahay dalka.

Halkaan ka dhageyso wareysiga xildhibaan Saciid Maxamed Cali