DHAGEYSO WAREYSI: ku saabsan xaalada Gaalkacyo

Magaalada Gaalkacyo ee xarunta Gobolka Mudug waxaa ka socda Dadaalo lagu kal qaadayo Ciidamada Maamulada Puntland iyo Galmudug.

Guddiyada labada dhinac ee loo xilsaaray in ay dhameysiraan heshiiskii Gaalkacyo ayaa sheegay in aysan awood u laheyn in ay kala qaadaan Ciidamada labada dhinac.

Nabadoon Yaasiin Maxamed Gaani oo ah Afahyeenka Odayaasha Dhaqanka Maamulka Galmudug ayaan arimahaasi ka wareysanay.