DHAGEYSO WAREYSI: Ku saabsan Qaraxyada ka dhacay Muqdisho

Waxaa faah faahin dheeraad ah laga helayaa 2 Qarax oo loo adeegsaday Gawaari Walxaha Qarxa laga soo buuxiyay ayaa maanta lagu weeraray meel u dhow xarunta Ciidanka AMISOM ee Xalane.

Agaasimaha Idaacadda Himilo ee Magaalada Muqdisho Aweys Xuseen Cadow ayaa ka wareysanay arrimahaasi, maadaama ay isku dhow yihiin goobta ay Qaraxyada ka dhaceen iyo xarunta Idaacadda.