Gudoomiye ku xigeenka Degmada ee Gobolka Bakool Cadow C/raxmaan oo la hadlay Idaacadda Risaala ayaa waxa uu ka hadlay nolosha ay ku nool yihiin dadka degan Degmada Waajid.
Sidoo kale Cadow C/raxmaan Gudoomiye ku xigeenka Degmada ee Gobolka Bakool ayaa waxa uu sheegay suuqyada Waajid in ay yihiin kuwo xiran oo dhaq dhaqaaq fiican uusan ka jirin.


