DHAGEYSO WAREYSI: Cali Seeko oo ka hadlay Akoonada la xanibay

Cali Maxamuud Faarax Seeko oo wareysi siiyay ayaa waxa uu ka hadlay Dowladda cusub Soomaaliya oo dhowaan lagu unkay Magaalada Muqdisho.

Waxa uu Cali Seeko taageeray go’aankii Madaxweynaha cusub ee Soomaaliya Maxamed C/llaahi (Farmaajo) uu ku xanibay dhaq dhaqaaqyada koontooyinka.