DHAGEYSO WAREYSI: Askari Xaaskiisa ku dilay Muqdisho

Sida uu xaqiijiyay Afhayeenka gobolka Banaadir Cabdi fitaax Cumar Xalane Askari ka tirsan ciidanka dowlada Soomaaliya ayaa xalay Xaaskiisa ku dilay degmada Waabari.

Askariga dilay Xaaskiisa ayaa waxaa uu ka tirsanaa Saldhiga degmada Waabari.