DHAGEYSO WAREYSI: Ahlu Sunna oo xirtay iskuul ku yaalla Dhuusa-mareeb

Ciidamo ka tirsan Maamulka Ahlu sunna  ayaa maanta xiray iskuul ku yaalla bartamaha Magaalada Dhuusa-mareeb islamarkaana si Bilaash ah wax ku bari jiray Arday.

Maamulaha iskuulka Ciise Macalin oo Risaala la hadlay ayaa sheegay ilaa iyo hada in aysan ogeyn sababta loo xiray iskuulkal.