Dhageyso Wareysi: Afayeenka Puntland Cabdullahi Quraan-jecel

halkan ka dhageyso Afayeenka Xukuumadda Puntlan Cabdullahi Maxamed Quraanjecel oo ka hadlay xaaladda Puntland , wareysiga waxaa la yeeshay wariyaha Risaala ee Gaalkacayo Hanad Maxamed Muuse.