Xili ay maanta ku beegantahay maalinta qaxootiga caalamka ayaa qaxootiga Yameniyiinta ah ee ku jira xeryaha Muqdisho waxay sheegeen in la musuq maasuqay gargaarkii loogu talagay.
Wariyaheena Maxamed Abuukar Dabaashe ayaa booqday xeryaha ay dadkaas ku jiraan waxa uuna nooga soo diyaarshay warbixintaan.


