Dhageyso:-Soomaaliland oo ka jawaabtay hadal kasoo baxay Dowladda Soomaaliya

Wasiirka Wasaaradda Warfaafinta Soomaaliland Maxamed Muuse Diiriye oo Maanta Warbaahinta kula hadlayay Magalada Hargeysa ayaa jawaab ka bixiyay hadal shalay kasoo yeeray Guddoomiyaha guddiga Madaxa Banaan ee doorashooyinka Qaranka.

Xaliimo Ismaaciil(Xaliimo Yareey) aya shalay sheegtay in Soomaaliland ay qyeb ka tahay doorashada la filayo in sandka 2021 ka dhacaan Soomaaliya,xilli dad matala Soomaaliland ay ka mid yihiin dowladda Federaalka Soomaaliya.

Wasiirka Wasaaradda Warfaafinta Soomaaliland Maxamed Muuse Diiriye ayaa sheegay inay nasiibdarro tahay,isla markaana aan loom eel dayin hadalkii shalay kasoo yeeray Guddoomiyaha guddiga Madaxa Banaan ee doorashooyinka Qaranka Xaliimo Ismaaciil (Xaliimo Yareey) .

Waxa uu sheegay Wasiirka in farriintii Shacabka soomaaliland ay dirayeen 28kii sano ee la soo dhaafay oo uu ula jeeday inay ka go’een Soomaaliya inteeda kale aysan waxba ku maqlin,isla markaana ay layaab la noqotay.

Waxa uu ugu baaqay Shacabka Soomaaliyeed inay iyaga heshiiyeen,waxana uu tusaalo u soo qaaday in dowladda Soomaaliya aysan mamulin qeybo badan oo ka mid ah Soomaaliya,isaga oo sheegay in Maamulka Hir-Shabeelle aysan doorasho ka qaban karin.

Sale Discount Cisco 300-208 Certification Material Will Be More Popular

A warm heat is rising and it Cisco 300-208 Certification Material is surging in my heart. We walked together on the campus roads of the tree shadows, and once again deeply felt the importance of each other. That kind of infatuation, so calm, so 300-208 Certification Material focused. CCNP Security 300-208 The more Cisco 300-208 Certification Material she can get Cisco 300-208 Certification Material to the point, the more she Cisco 300-208 Certification Material talks to her heart. You will fly to distant London, England, to the fog where the Implementing Cisco Secure Access Solutions heavy CCNP Security 300-208 Certification Material fog has isolated my sight.

wage Are you paying your salary But do you CCNP Security 300-208 know what I paid for you I http://www.examscert.com/300-208.html Implementing Cisco Secure Access Solutions know that you are getting married, I will give you a wedding leave by then, but before that, you Cisco 300-208 Certification Material should go to work Thank you for 300-208 Certification Material reminding Her voice was as cold as the north wind that slipped from her Cisco 300-208 Certification Material side. If we don t, we will lose one. Important development opportunities. The silk weaved at the Cisco 300-208 Certification Material Cisco 300-208 Certification Material moment is indeed good, but the dyeing process needs to be strengthened.

The 300-208 Certification Material brigade Cisco 300-208 Certification Material said slowly, no one could hear Cisco 300-208 Certification Material the heavy and heartache in his words He is my soldier after all. We are dumbfounded, all know that these scars is a story Cisco 300-208 Certification Material full of blood and tears. Really no one alone.All arranged female soldiers are female soldiers, careful death Small shadow then stand in front of Implementing Cisco Secure Access Solutions me. Do not know where they come from, Cisco 300-208 Certification Material the force is not poor Cisco 300-208 Certification Material and then such things CCNP Security 300-208 can not be saved.