Dhageyso:-Siyaasi sheegay in Mucaaradka Dowladda banaanbaxyo ka abaabulayaan Muqdisho

Siyaasiga Salaad Cali Jeele oo ah la taliyaha Madaxweyne Farmaajo  ee Arimaha Siyaadda oo xalay Warbaahinta kula hadlay muqdisho  ayaa waxa uu sheegay in uu jiro banaanbax xoogan oo looga soo horjeedo dowladda kaas oo la qorsheynayo in Muqdisho maalmaha soo socdo uu ka dhaco .

Waxa uu sheegay in banaanbaxa ay qaban qaabinayaan Siyaasiyiinta mucaaradka ah ee dowladda kasoo horjeeda ayna u adeegsanayaan dadka barakacayaasha ah ee kunool Magaalada Muqdisho,isaga oo sheegay in lagu bixinaayo qarashaad farabadan .

Waxa uu tilmaamay in Siyaasiyiinta qaban qaabinaayo banaanbaxa uu qeyb ka yahay  Ra’iisul Wasaarihii hore ee Soomaaliya Sanoter Cumar Cabdirashiid Cali Sharmaake kaas oo uu sheegay in lacago uu kasoo qaatay dowladda Imaaraadka Carabta uuna ku doonayo in dowladda iyo Shacabka uu iska horkeeno.

Si kastaba weli dhankooda wax war ah kama soo bixin siyaasiyinta mucaaradka ah ee Siyaasi Salaad Cali jeelle uu ku eedeeyey inay abaabulayaan banaanbax ka dhan ah Dowladda Federaalka Soomaaliya.

The Best Microsoft 70-412 Brain Dump With High Quality

Microsoft 70-412 Brain Dump 70-412 Brain Dump The room 70-412 Brain Dump is filled with a thick aroma, which Microsoft 70-412 Brain Dump is the most subtle background of a woman. There were Microsoft 70-412 Brain Dump a lot of media on the scene. But where is there In addition Windows Server 2012 70-412 to Microsoft 70-412 Brain Dump the screams of various Configuring Advanced Windows Server 2012 Services insects and the dew that dripped from the green face from time to time, she only heard the echo of her footsteps on the moss.

Jia Cheng Configuring Advanced Windows Server 2012 Services ate two Microsoft 70-412 Brain Dump bowls, has been left without much room Microsoft 70-412 Brain Dump for Rui Juan left.She did not eat breakfast, officially included in the top three weight loss measures. That s right, bundling production with sales is like putting together pants and socks to make pantyhose so that the 70-412 Brain Dump responsibility for trousers and socks can be enforced on the shoulders Microsoft 70-412 Brain Dump of every sisters. Come on, let s drink Windows Server 2012 70-412 I know my heart is defective, there Microsoft 70-412 Brain Dump are high blood pressure, http://www.examscert.com you both drink, I ll pour wine.

Liu Haizhu knows what is Microsoft 70-412 Brain Dump going to Windows Server 2012 70-412 happen next. He knows Wang Microsoft 70-412 Brain Dump Microsoft 70-412 Brain Dump Luoguo too well. xiabook At this time, Zhang Haoran s Microsoft 70-412 Brain Dump rogue disciples estimated that this Configuring Advanced Windows Server 2012 Services person was driving Liu Liuzhu who wanted to kill them. It 70-412 Brain Dump seems that Li Si has never seen Zhao Hongbing with such a look.