DHAGEYSO: Sidee u arkaan Shacabka Muqdisho Go’aankii Golaha Wasiiradda?

Qaar ka mid ah Shacabka kunool Magaalada Muqdisho ayaa ka hadlay sida ay u arkaan Go’aankii dowladda Soomaaliya ay ka qaadatay Cabdikariin Sheekh Muuse Qalbi Dhagax.

Qaarkood waa ay dhaliileen, halka kuwo kalena ay soo dhaweeyeen.