DHAGEYSO: Sanad guuradii 5 -aad ee radio Risaala oo manta la xusaayo

Radio Risaala oo la aas aasay 24 bishii April 2011 -kii maanta ayeyna  u dabaal dagaya Sanad Guuradii 5-aad Ee ka soo Wareegatay Markii la aas aasay.

 

Maanta ayaa ah maalintii ay dhalatay ama bilatay Radio Risaala oo ka mid ah warbaahinta Soomaaliyeed kuwooda ku hadla Afka Soomaaaliga.

 

Idaacadda Risaala ayaa la timid waxqabad dhab ah oo ay la dhaceen bulshada ku xiran radio Risaal,waxaana idaacadda ay leedahay dhageystayaal ku sugan dalka gudahiisa iyo dibadiisa.

 

Maanta ayaa lagu wadaa in loo dabaal dago sanad guuradii 5 aad ee kasoo wareegtay markii la aas aasay radio Risaala.

Halkaan ka dhageyso agaasimaha guud idaacadda Risaala oo hambayo u diray bulshada Soomaaliyeed