DHAGEYSO: Saameyn noocee ah ayaa ka dhalan karta eryida Danjire Haysom

Saameyn noocee ah ayaa ka dhalan karta go’aankii dowladda Soomaaliya  ay ku cayrisay Wakiilkii Qaramada Midoobay ee Soomaaliya Danjire Haysom, sameyn ma ku yeelan doonta dhaqaallaha Qaramada Midoobey ay siiso Soomaaliya?

Warbixintaan waxaa nooga diyaariyay wariye Faysal Cabdullaahi Maxamed.