Xildhibaano ka tirsan Golaha Shacabka Soomaliya oo maalmahaan ku sugnaa Magalada Baldweyne ayaa ugu dambeyn soo afjaray xiisadii ka dhalatay xilka qaadistii gudodomiyhii Maamulka gobolka hiiraan Yuusuf Axmed Hagar (Dabageed)
Xildhibaan Nuur iidow Beyle iyo Xildhibaan Maxamed Xasan Ibraahim Qoone oo Baladweyne Saxaafada kula hadlayay ayaa waxaa ay sheegeen inay ku guuleysteen soo afjarida xiisadaas,isla markaana Maalinta sabtida ah ee Beri uu xulka la wareegi doono guddoomiyaha Cuusb ee maamulka gobolka Hiiraam
Hoos Ka Dhageyso Qodobada lagu xaliyay xiisada ka dhalatay xilka qadistii Yuusuf dabageed oo ay soo jeedinayaan Xildhibaan Nuur iidow Beyle iyo Xildhibaan Maxamed Xasan Ibraahim Qoone.



