DHAGEYSO: Maxaa ka soo bixi kara shirka Turkiga ?

Cumar Nuur Cali oo ka mid ah aqoonyahanada Soomaaliyeed ayaa waxaa uu ka hadlay shirka ka furmi doona magaalada Istanbuul ee dalka Turkiga.

Waxaana uu sidoo kale uu aqoonyahanka uu sheegay in wax wanaagsan ay kasoo bixi doonaan shirka iyadoo dhanka kale uu tilmaamay in shirkaan shirarka kale uu kaga duwanaan karo wax weyn waxaana uu sheegay in shirkaan wadamada qaar ay ka qeyb galayaan oo hormar laga filankaro doorashooyinka dalka ka dhaceysana loo da dajiyo.