DHAGEYSO: Kooxihii Markabka Afduubtay oo Hanjabaad diray

TO GO WITH AFP STORY BY JEAN-MARC MOJON A Somali, part armed militia, part pirate, carries his high-caliber weapon on a beach in the central Somali town of Hobyo on August 20, 2010. Hobyo has no schools, no clinics and bad drinking water sources. Fighting a losing battle against the sand that has already completely covered the old Italian port, Hobyo's scattering of rundown houses and shacks looks anything but the nerve centre of an activity threatening global shipping. AFP PHOTO / ROBERTO SCHMIDT (Photo credit should read ROBERTO SCHMIDT/AFP/Getty Images)

Qaar ka mid ah Dhalinyaradii soo Afduubatay Markabkii Shalay la geeyay Xeebaha Degmada Caluula ee gobolka Bari ayaa sheegay in ay soo Afduuban doonaan Maraakiib kale hadii xeebaha Soomaaliya aan laga joojin xaalufinta lagu haayo.

Qaar ka mid ah Dhalinyarada oo la hadlay Warbaahinta ayaa sheegay in ay ku kaliftay in ay Markabkaasi soo Afduubtaan ka dib markii Maraakiib Shisheeye ay u diideen in ay ka kalluumeystaan Xeebahooda

Waxaa ay tilmaameen in ay sii wadi doonaan Afduubka hadii aan si deg deg wax looga qaban dhibaatada lagu haayo.

Sidoo kale waxaa ay xuseen in aysan aheyn Burcadbadeed laakiin ay yihiin Kalluumeysato.