DHAGEYSO: Hogaamiyaha Shabaab oo ka hadlay xaalada Soomaaliya

Khudbad uu jeediyay u hogaamiyaha ururka Al-Shabaab ayaa markii ugu horeeysay waxa uu hadlay xaalada Soomaaliya tan iyo markii loo magacaabaxay hogaamiyaha Al-Shabaab.

Hogaamiyaha ayaa ugu horeyn Hambaylyo u diray dhammaan umadda Soomaaliyeed meel walb ay joogaan .

Hogaamiyaha Al-Shabaab ayaa dowladda Turkiga ku eedeeyay in ay dhibaato ku heyso dadka Soomaaliyeed waxaa uuna ku tilmaamay dowladda turkiga cadowga Soomaaliya.

Hogaamiyaha Al-Shabaab ayaa sidoo kale ka hadlay sharci dhawaan ay isku qabsadeen dowladda Soomaaliya iyo sidoo kale culimada Soomaaliyeed.