DHAGEYSO: Haweenka Hiiraan oo Khilaafka ka jira Hiiraan ku eedeynaya Xildhibaanada dowlada

Qaar kamid ah haweenka kasoo jeeda gobolka Hiiraan ayaa ku eedeeyay xildhibaanada baarlamaanka ee kasoo jeeda gobolkaasi iyo siyaasiyiinta qaar iney ku lug leeyihiin khilaafka ka taagan gobolka Hiiraan oo la doonayo in lala mideeyo gobolka Shabeelaha dhexe.

Hoos ka dhageyso wareysi aan la yeelanay Qaali Maxamed oo kamid ah haweenka kasoo jeeda gobolkaasi Hiiraan.