DHAGEYSO: Gudoomiyaha Yeed oo ka warbixiyay xaalada guud ee Degmada

Gudoomiyaha degmada Yeed ee gobolka Bakool Cabdi Saadaq Duwane oo la la hadlay Idaacadda Risaala ayaa waxaa uu ka warbixiyay Xaaladaha ka jira degmada Yeed ee Bakool.

Gudoomiyaha ayaa sidoo kale waxaa uu sheegay in ay jirto xaalado Caafimaad daro, Biyo la’aan iyo Adeega Bulshada.

Waxaa dhanka kale uu sheegay in madaxda dowldda cabashadooda ay u gudbiyeen, cabashadoodana ay wax ka qaban waayeen waa sida uu sheegay.