Gudoomiyaha deegaanka Gadoon oo caawa Idaacadda Risaala la hadlay ayaa waxa uu ka warbixiyay dilal aanooyin qabiil ku aadan oo xalay ka dhacay deegaanka Gadoon ee gobolka Galgaduud.
Waxaana uu sheegay in dadka dilka geystay sharciga la marsiin doona.
Gudoomiyaha ayaa sidoo kale waxa uu ka hadlay xaalada guud ee deegaanka Gadoon.


