DHAGEYSO: Gudiyadda baarlamaanka oo manta loo yeeray.

Waxaa manta lagu wadaa in magaalada muqdisho  uu ka dhaca kulan looga hadlayo doorashooyinka dalka iyo habka loo maraaya ,islamarkaana xooga la saari doono qaabka doorashada.

Kulanka ayaa waxaa  ka qebgalaya gudiga joogta ah ee baarlaamaanka Soomaaliya , gudiga dastuurka, gudiga wasaarada arimaha gudaha u qaabilsan doorashooyinka  dalka iyo Xilidhibaano ka tirsan baarlamaanka Soomaaliya.

kulan ayaa lays dhaafsan doona fikrada  ku aadan doorashada 2016.

Baarlamaanka Soomaaliya ayaa waxa horyaala shaqooyin aad u faradan islamarkaana looga baahanyahay in ay dhameystiran mudanayaasha baarlamaanka Soomaaliya.