Sweden-RisaalaFM- Akhristiyaasheena sharafta leh ee webka Radiorisaala.com halkan waxaan idin kugu soo gudbineynaa Gabay aad u qiimo badan, kaasi oo ka hadlaya xaalada dalkeena Soomaaliya.
Gabaygan ayaa taabanaya dhinacyo badan oo ay ka mid yihiin Abaaraha, Amniga, nolosha Dhalinyarada Soomaaliyeed iyo waxyaabo kale.
Gabaygan waxaa maskaxdiisa ka curiyay Aqoonyahan Cukaash Sugoow Maxamed oo ku nool dalka Sweden, waxaana ka duubay Wariye Maxamed Salad Dahir (Caga-yare).
HALKAAN HOOSE KA DHAGEYSO:-


