Waxaa gaabis uu ka jiraa wax soo saarka cuntada iyo calafka Xoolaha ee Soomaaliya, Cali Cilmi Colaad oo ka tirsan shirkadda Horseed (Horseed Center Setvice Camp) oo ka shaqaysa wax soo saarka Cuntada iyo Calafka xoolaha ayaa ka warbixiyey wax soo saarkooda iyo culaysyada la soo gudboonaada.
Halkan Hoose ka dhegayso wareysiga uu Risaala siiyey Mr. Cali Cilmi:



