Dhageyso: Faah-faahin Qarixii ka dhacay Degmada Garbahaarey ee G/Gedo

Afhayeenka maamulka gobolka Gedo Nuur Sayax Xareed oo Idaacadda Risaala la hadlay ayaa sheegay in hada isgaarsiinta ay hawada ka maqan tahay ilaa iyo hadana aan la ogeyn qasaaraha uu geystay qaraxaasi.

halkan ka dhageyso codka afayeenka: