DHAGEYSO: Dowladda oo lagu eedeeyay tahriibka dhalinyarada

Siyaasiga Cali Maxamuud Faarax Cali Seeko oo lahadlay radio Risaala ee muqdisho  ayaa dowlada soomaaliya ku eedeeyay in aay qadaneyso masuuliyada dhalin yaradii ku dhintay  biyaha bada ayagoo damacooda ahaa in si tahriib ah ay ku galaan qaradka yurrub

 

Cali seeko waxa uu sheegay in dowlada soomaaliya ay ka kaabisay shaqo uu abuurka dhalinyada ka qalinjabinaysa jamacadaha dalka schoolada kuwaasi oo uu sheegay in aay san haysnin shaqo ku filan si ay ugu faa ideystaan   aqoontoda

 

Hadalka siyaasiga cali seeko ayaaa kuso aadayaa xili la shaaciyay dhalin yaro Soomaaliyeed  kuwaasi oo lagu qiyaasay 200 oo qof in aay ku waax yolooben biyaha dabada ee uu dhaxeyaa dalalka maser iyo Talyaaniga.