Doorashadii Gudoomiyaha Baarlamaanka Soomaaliya iyo sidoo kale ku xigeenadiisa ayaa waxa ay abuurtay isbaheysi siyaasadeed.
Xildhibaano ka tirsan Baarlamaanka Soomaaliya ayaa waxa ay sheegeen in ay abuurteen Isbaheysi, kuwaa soo u jeedkoodu uu yahay in isbadel ay saameeyeen oo uusan soo laaban hoggaankii hore ee dalka.
Wariye Faysal Cabdulaahi Maxamuud ayaa warbixintaan nooga diyaariyay arintaasi.


