DHAGEYSO: Dood ka dhalatay jawaab uu bixiyay wasiiru dowlaha maaliyadda

Muqdisho-RisaalaFM- Kacdoonkan ayaa yimid kadib xildhibaanada baarlamaanka ay dhageysteen aqrinta sharciga hanti dhawrka qaranka, kaasi oo masuuliyiin ka socotay wasaaradda maaliyadda ay golaha ka hor jeediyeen.