DHAGEYSO: Dhalinyaradda Muqdisho oo Cabasho ka ah Nidaam xumo ka jirta Beerta Nabada

Arrin ugub ah ayeey ku noqotay dhalinyarada ku nool Magaalada Muqdisho, markii mid ka mid ah Xarumaha dhalinta ay tagaan ee Sawirada ay ku soo galaan loo diiday inay la galaan Kaamirooyin iyo Sawir qaadayaal u gaar ah.

Arrintaan waxa ay ka dambeysay, kadib markii Shirkad gaar ah ay la wareegtay Sawiro Qaadista Xarunta Beerta Nabadda oo dhalinta ay u tagaan dalxiis, halka markii hore ay ka shaqeysan jireen 20 meeyo dhalinyaro xirfada Sawir qaadista Bartay.

Hoos ka dhageyso Warbixin ku saabsan arintaasi.