Dhageyso: Barnaamijka Is dhexgalka bulshada oo habeenkii 2aad galay

Barnaamijkan oo ah  mid loogu tala galay is dhexgalka bulshada iyo dib u heshiisiinta ayaa xalay habeenkii 2aad ka dhacay degmada Afgooye ee gobalka shabeelada Hoose, waxa uu ahaa afur ay ka soo qayb galeen maamulka gobalka , kan degmada iyo bulshada qaybeheeda kala duwan.

hoose ka dhageyso warbixin ku saabsan barnaamijka: