Dhageyso:-Aqalka Sare oo soo farageliyey khilaafka Wasaaradda Waxbarshada Somalia iyo Puntland

Xubno ka tirsan aqalka Sare ee Baarlamaanka Soomaaliya ayaa soo farageliyey khilaafka xillkigaan u dhaxeeya Wasaaradda Waxbarashada Xukuumadda Soomaaliya iyo Dowlad goboleedka Puntland, kadib markii Puntland ay diiday sanadkaan ka qeyb galka Imtixaanka ay qaadeyso Wasaaradda Waxbarashada Xukuumadda Soomaaliya.

Xubno ka socda Sanoterada Aqalka Sare ayaa kulan gaar ah waxa ay la qaateen Wasiirka Wasaaradda Waxbarashada Xukuumadda Soomaaliya Cabdullaahi goodax Barre, iyaga oo kala hadlay imtixaanka Dowliga ah ee Dugsiyada sare iyo sidii loo mideyn lahaa, sidoo kalena xal looga gaari lahaa khilaafka.

Sanatarro deegaan doorashadoodu tahay Puntland oo kulanka ka qeyb galay ayaa sheegay inay u baxayaan Puntland si la iskula meel dhigo arrinta imtixaanka mideysan.

Wasiirka Waxbarashada, Hidaha iyo Tacliinta sare ee dalka Mudane Cabdullaahi Goodax Barre ayaa dhankiisa waxa uu xusay in Puntland ay waaya aragnimo u leedahay arrimaha waxbarashada,sidoo kalena uu rajeynayo in Xubnaha Aqalka Sare ay keeni doonaan isku-soo dhawansho Wasaaradda Waxbarashada iyo Maamulka Puntland.

Khilaafka u dhaxeeya Wasaaradda Waxbarashada Soomaaliya iyo Maamulka Puntland ayaa soo ifbaxay todobaad ka hor, kadib markii Wasiir Cabdullaahi goodax Barre uu sheegay in Puntland sanadkaan diiday ka qeyb galka galka Imtixaanka ay qaadeyso Wasaaradda Waxbarashada Xukuumadda Soomaaliya.

Sale Best ASQ CQA Online Exam With 100% Pass Rate

Not long after returning to the capital, the Quality Auditor Exam Emperor Xianfeng http://www.passexamcert.com/CQA.html also did not know who had advised him. Once Xing Gang knew that expecting his son to rejuvenate his family was impossible and spending his main ASQ CQA Online Exam energy on several grandchildren. Weng Jian hurried down the hall, Zhang Zhang by hand Zeng Hanlin honest and ASQ CQA Online Exam upright, the Department has heard a long time ago. CQA Online Exam This is a pedestrian switch governor Yamen, to discuss ASQ Certification CQA the college entrance examination section.

Zhang Taishou you also up Two misunderstood the official A dozen years ago, do you not know the CQA Online Exam painstakingness of my Han official However, I have to pay for the state s salary and we must act for the country Moreover, the Qing Dynasty is not only a man of honor. Put the little man courtesy into the study.Zeng Guofan see guy looks blush, as if ASQ CQA Online Exam still angry, laughed and said Little brother, concierge rough, you are worried ASQ Certification CQA about some of it. After he went to Shandong a month later, he had once worked for one of his aunt and mother and sent a post to the counties and counties in the country. Do you have any good Quality Auditor Exam ways Hong Yang rushed to answer back to the emperor, the http://www.examscert.com/CQA.html students have come up with a solution. And encyclical Imperial Academy bachelor bachelor, to rectify the embezzlement of bank deposit ASQ CQA Online Exam is not reported, by the Ministry of civil administration Shen, and for a period of three months, in order to effect especially.

ASQ CQA Online Exam It ASQ CQA Online Exam seems that Xiao CQA Online Exam Liuer is really useless. Show us our Late pure. It will show our stupidity. He was a little man ASQ Certification CQA in the middle school library, retired from his ASQ CQA Online Exam retirement, Quality Auditor Exam and retired quietly.