DHAGEYSO: Aabe Saddex Caruur ah ku gubay magaalada Hargeysa

Wararka naga soo gaaraya magaalada Hargeysa ee caasimada Maamulka Somaliland ayaa sheegaya in ay ku geeriyootay seddex caruur ah ka dib markii aabahood uu dab qabasiiyay.

Aabaha ayaa la sheegay in guriga ay caruurto ku jireen uu dab qabasiiyay ,waxaana wararka ay intaas ku darayaan in dhaawac culus uu soo gaaray aabaha laftigiisa.

Muqtaar Cabdi oo ka akdhow goobta uu dabka kacay sidoo kalena deris la ah Aabaha caruurtiisa dabka qabadsiiyay.