Xildhibaano sheegay in ay xilka ka qaadeen Gudoomiye Casir

Xildhibaanada baarlamaanka maamulka Galmudug ayaa Goor dhow xilka ka qaaday Gudoomiyaha Baarlamaanka maamulka Galmudug Cali Gacal Casir.

In ka badan 52 Xildhibaan ayaa sheegay in ay kalsoonida kala laabtay Cali Gacal Casir.

Kulanka Baarlamaanka ayaa waxaa shir gudoominaayay ku xigeenka koowaad ee baarlamaanka Galmudug.