DEG DEG: Qarax xoogan oo ka dhacay Muqdisho

Qarax xoogan badan ayaa gordhow laga maqlay magaalada Muqdisho ee Caasimada Soomaaliya.

Qaraxa oo ahaa mid xoogan ayaa laga maqlay qeybo badan oo ka mid ah magaalada Muqdisho.