Qarax khasaare geystay ayaa goordhow ka dhacay Afaafta hore Maqaayada Bule Sky ee agagaarka Taalada Xaawo Taako ee magaalada Muqdisho.
Qaraxa ayaa loo adeegsaday Gaari Walxaha Qarxa laga soo buuxiyay ayaa ku qarxay Maqaayada Bule Sky , waxaana ka dhashay khasaare kala duwan.
Lama oga khasaare rasmiga ee ka dhashay Qaraxa , laakiin xabado goos goos ah ayaa laga maqlaya agagaarka goobtii uu Qaraxu ka dhacay
Wixi kusoo kordha kala Soco Risaala.net


