Qarax laga maqlay Muqdisho

Qarax xooggan ayaa goor dhow ka dhacay Magaalada Muqdisho ee Caasimadda Soomaaliya.

Qaraxa ayaa inta badan waxaa laga maqlay Magaalada Muqdisho, waxaana dadka qaarkood ay sheegayaan in uu yahay mid loo adeegsaday gaari.

Qaraxa ayaa wararka qaar waxa ay sheegayaan in uu ka dhacay Degmada  Hodan Agagaarkeeda sidda ay xaqiijiyeen dad goobjoogayaal ah.

Wixii kusoo kordha kala soco Risaala.net