DEG DEG: Qarax ka dhacay Muqdisho

Qarax Gaari ayaa Goordhow ka dhacay degmada Xamar weyne gaar ahaan Agagaarka  Masaajidka Marwaaz , waxaana ka dhashay Khasaare.

Inta la xaqiijiyay 3 qof ayaa ku dhaawacan tay.

Qaraxa ayaa la sheegay in uu ahaa mid lagu xiray Gaari Nuuca Raaxada ah.