Qarax xooggan oo si weyn looga maqlay degmooyinka gobolka Banaadir ayaa goordhow ka dhacay Muqdisho.
Sidda ay goobjoogayaal u xaqiijiyeen Risaala Qaraxa ayaa dhacay jidka Warshaddaha gaar ahaan halka lagu Magacaabo Eveco.
Wararka ayaa waxa ay sheegayaan in Qaraxa uu ka dhacay Gudaha guri ku yaalla halkaasi.
Wali si rasmi ah looma xaqiijin karo waxyeeladda iyo Nooca Qaraxa.
Wixii kusoo kordha kala Soco Risaala.net



