Qarax Gaari oo ka dhacay Muqdisho

Wararka naga soo gaaraya Xaafadda Galmudug ee Magaalada Muqdisho ayaa waxa ay sheegayaan in halkaasi  uu ka dhacay Qarax gaari.

Sidda ay Risaala u xaqiijiyeen dadka degaanka , gaari gaarib ah oo ay saarnaayeen Saddex ruux ayaa qarxay.

Wararka qaar waxa ay sheegayaan dadka gaariga saarnaa ay ahaayeen Ciidamo ka tirsan dowladda Soomaaliya.

Ilaa iyo hadda si rasmi ah looma xaqiijinkaro nooca Qaraxa.

Wixii kusoo kordha kala soco Risaala.net