DEG DEG: Maxkamadda Ciidamada oo Saaka toogatay 4 Nin

Maxkamadda Ciidamada Qalabka Sida ayaa Saaka xukun dil ah ku fulisay 4 nin oo Shabaab ah oo ka dambeeyay Qaraxyo ka dhacay Maqaayado ku yaalla  Baydhabo.

Raggaan ayaa Saaka lagu toogtay Baydhabo.

Xeerilaainta Maxkamadda Ciidamada Qalabka sida ayaa sheegay in raggaan ay soo abaabuleen Qaraxyo ay ku dhinteen dad badan ,islamarkaana ay ka tirsanayeen Al-Shabaab.

Goor dhow Filo Magacyadooda