Musharixiinta buuxiyay sharuudaha doorashada Puntland oo la shaaciyay

Guddiga doorashada Madaxweynaha iyo ku xigeenka Maamulka Puntland ayaa dhawaan waxa ay magaalada Garoowe ka shaaciyeen liiska Musharixiinta buuxiyay sharuudaha doorashada.

Halkaan ka akhriso magacyada murashixinta.

Siciid Cabdulaahi Deni

Cali Cabdi Awaare

Asad Cismaan Cabdulaahi.

Siciid Maxamed Xirsi (Siciid Dheere)

Cali Xaaji Warsame.

Maxamed Axmed Shaale

Maxamed Xirsi moorgan

Cabdi Faarax Siciid juxa

Maxamuud Xasan Khaliif

Faarax Cali Shirre

Cabdisamad Gallan

Maxamud Axmed Gar libaax

Cali Ciise Cabdi

Khaliif Ciise Mudan

Daahir Mire jibriil

Maxamad Cabdullahi Xuseen (Shortaaye)

Cabdiqaadir yaasiin cabdi

Aadan Maxamed Ciise Gaadaalle

Maxamed Cali Cismaan Maad

Cabdiweli Maxamed Cali Gaas.

Liiska Madaxweyne ku xigeenka

Cabdulaahi Cali Xirsi (Timacade)

Axmed Karaash

Cabdixakiin Camey

Cabdi Ibraahim warsame (Qowdhan)

Cabdiraxmaan Guuleed Cali

Dhegacade

Saadiq Axmed Eenow

Cabdi Salaan Salwe.