kubada cagta Argentina ninka caanka ah ee Rodrigo Espindola ayaa dhintay ka dib markii la toogtay intii lagu guda jiray dhac ah gurigiisa oo ku yaala Monte Grande, ee katirsan Buenos Aires loo geysanayay.
xididgan oo ahaa 26-sano jir, daafaca dhexe kaga ciyaarayay kooxda heerka labaad ee Nueva Chicago, ayaa ku dhintay isbitaalka ka dib markii lagu dhuftay caloosha isagoo difaacayay xaaskiisa iyo wiilkiisa oo guriga kusugnaa.
CCTV ayaa baahiyay dhacdada guriga ka dhacday, iyadoo tuugada aad ay udhaceen sidookale guriga – waxay tahay dhacdo weli la yaaban yihiin dad weynaha deegaanka.


