AKHRISO: Qodobadda laga soo saaray Shirkii M/Goboleedyada ee ka socday Baydhabo

Magaalada Baydhabo ee Caasimadda KMG ah ee maamulka Koonfur Galbeed, waxaa Maanta lagu soo gabagabeeyay  Shirkii u dhaxeeya Madaxda maamul goboleedyadda.