DAWO:-Madaxweyne Xasan Sheekh oo si kulul uga hadlay la wareegitaanka Aadan-yabaal

Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka ah ee Soomaaliya Xasan Sheekh Maxamuud ayaa ka hadlay howlgallada ka socda dalka ee looga saarayo Al-Shabaab iyo xaaladda dalka.

Madaxweynaha ayaa ku nuux nuuxsaday dibaatooyin uu sheegay inay dadka Soomaaliyeed ku hayaan Al-Shabaab, isaga oo sheegay in dadka Soomaaliyeed looga baahan yahay ka qeyb qaadashada dagaalka ka dhanka ah Al-Shabaab.

Halkan ka Daawada Hadalka Madaxweyne Xasan Sheekh