David Luiz ayaa huba in Manchester United ay indhaha ku hayaan Jose Mourinho, isagoo qaba in tababarihiisii hore uu badeli karo dhibaatada Louis van Gaal.
Mourinho ayaa si xoogan loola xiriirinaayey kooxda ka dhisan Old Trafford ,Macalinka Portugal ayaa sheegay inuu diyaar u ayahy inuu kusoo laabto shaqo tababare.
Daafaca Chelsea hore ugu soo ciyaaray, ayaa laga iibiyay kooxda Blues,caawa ku wajaheyso Champions League wareega 16ka ,
“Tababarayaasha ugu fiican dunida inuu kamid yahay ayuu sheegay David Luiz,oo saxaafada la hadlay. , ka hor kulanka Chelsea caawa ay wajahayaan.


