Daawo fatahaadii Badda shalay ee dekedda Muqdisho

Xaaladda Xeebaha  muqdisho iyo marko ayaa maanta dagan ka dib markii shalay ay kusoo furteen mowjado waa weyn oo saameyn ku yeeshay maraakiibta ganacsiga kuwasoo taagana dekedda muqdisho.

Maanta waa si caadiya u socda shaqada dekedda,inkastoo ay wali jirto cabsi ku aadan in sidii shalay ay dhacdo.

Sidoo kale badda magaalada Marko ayaa manta dagan,kalluumaysiga ayaa manta si caadiya uga socda xeebaha magaaladaas.

Qubarro ku xeel dheer arrimaha Badaha ayaa waxa ay sheegeen in 6-diii Sanaba mar la arko Mowjadahaan oo aan hadda wadan wax dabeyllo ah.

j h g f d c b a 9 8 7 6 5